gayax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gayax1
Magac lab1
Nooc kalluunka badda ka mid ah.
2
G. ah (nirig): aan weli ababin oo caana keliya ku nool.
gayax2
Magac dheddig1
Mullaax mayrax ah oo naasaha geela looga xero si aan qaanku u nuugin.
2
G. ah: hal ilmihii ka dhinteen ama laga qalay oo irmaan oo igarnimo lagu maalo.