badbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
badbax1
Magac labGuuridda reero xagga badda u guuraan si ay uga samatabbaxaan dhibaatada dhuugga, baalka iwm.
badbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Ka b.: halis ka samatabbixid.
2
Ka b.: si looga samatabbaxo dhibaatada dhuugga, baalka iwm xagga badda u guurid (reero).
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi