Qaamuusle LogoQaamuusle

dhanqalan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhanqalan1
Magac lab
1
Harraad aad u badan oo qofku hadalka kari waayo.
2
D. ah: qof harraad aad u badani hayo. ld dhankalax¹, dhanqalac¹.
dhanqalan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax harraad aad u badani hayo noqosho (qof). ld dhankalax², dhanqalac².
Is-rogga falkan

-lmay, -lantay; -lmi

dhanqalan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax harraad aad u badani hayo ahaansho.
Is-rogga falkan

-lnaa, -lnayd