maqal
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maqal1
Magac lab1
Awood dheguhu wax ku dareemaan.
2
la midka ah (ld):
maaqal (1) Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo wax lagu rito
3
Dixiri yaryar oo digada xoolaha ka dhasha; maqli.
maqal2
Magac dheddig ururUbadka ariga.
maqal3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadShanqar iwm dhegaha ku dareemid.
Is-rogga falkan
-qlay, -qashay; -qli