sakaraad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
sakaraad1
Magac lab1
Xanuun aad u daran.
2
S. ah: nafley xaaladdeedu aad u liidato oo geeri halis u ah.
sakaraad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNafley jirran, wax naftu dhibayso noqosho.
Is-rogga falkan
-day, -dday