Qaamuusle LogoQaamuusle

sahwi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

sahwi1
Magac lab
Illowshaha wax la kala illaawo.
sahwi2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
1
Wax kala illaawid.
2
Feker dheer gelid (qof).
Is-rogga falkan

-iyay,-iday/-isay; -iyi