Qaamuusle LogoQaamuusle

khaawis

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

khaawis1
Magac lab
Fiirada qof meel daloosha laga fiiriyo isaga oo aan ogeyn.
khaawis2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Iyadoo aan ogeyn cid meel daloosha ka firiin.
Is-rogga falkan

-say, -stay