khaash
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
khaash1
Magac labCunno, miro, dawo iwm oo intay raageen xumaadey; faad. ld qaash.
khaash2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCunno, miro, dawo iwm faadid.
Is-rogga falkan
-shay, -shtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-shay, -shtay