maqiiq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maqiiq1
Magac labla midka ah (ld):
maqiiqid
maqiiq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Ku m.: meel xoog ku jiirsiin (wax).
2
Ku m.: wax wax kale si xoog leh ugu tuurid.
3
Isku m.: si gabbasho la'aan ah oo dagaal ku jiro cid isugu taagid.
Is-rogga falkan
-qay, -qday