geesasaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
geesasaar1
Magac lab1
Xiridda lo'da marka la maalayo geesaha laga xiro.
2
Xarig yar oo marka lo'da la lisaayo geesaha looga xiro.
geesasaar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSac la lisaayo geesaha ka xirid. ld geesasaari.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay