gob
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gob1
Magac labGeed-qodxeed dheer oo leh miro la cuno oo macaan oo ag kuwa xammurka.
gob2
Magac dheddig urur1
Qof dad la dhaqan wanaagsan oo asluub loo bogo leh.
2
G. ah: inta talada u haysa bulsho meel ku wada nool.