manqax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
manqax1
Magac lab1
la midka ah (ld):
manqaxi
Qosol badan iyo cayaar
2
la midka ah (ld):
manqixid
manqax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDad badan oo meel wada jooga hal mar wada qoslid. ld minqax².
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -qixi