Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
goggobo
Magac dheddig
1
Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo cudurro badan waxna lagu dhayo.
2
Ciidda oo lagu weyseysto. ld gąggabo, geggebo, goggobbo.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: gog
Magac lab
2: gogan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: gogasho
Magac faleed dheddig
4: goggobbeysad
Magac lab
5: goggobbeysasho
Magac dheddig
6: goggobbeysi
Magac lab
7: goggobbeyso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
8: goggobbo
Magac dheddig