Qaamuusle LogoQaamuusle

gowracato

Magac dheddig
1
Cudur faraha lugaha ku dhaca oo nabarro u yeela.
2
Fin hunguriga ka soo baxo oo badanaa loo dhinto.
3
Geed yar oo leh laamo buurbuuran oo aroorro leh.