Qaamuusle LogoQaamuusle

habdhis dareen wade

Magac labBaayoloji
Habdhiska unugyada iyo nudaha xayawaannada unugyo badanleyda ahi ay ugu kala gudbiyaan wararka unugyada dareenka iyo organnada dhaqdhaqaaqa, sida, muruqyada iyo qanjidhada.
Wadarta Magacan

-dayaal, m.l