Qaamuusle LogoQaamuusle

habdhiska dareen iswada

Magac labCilmiga-naflayd
Qaybta dareenwadka dhexe ee lafdha-barleyda taas oo ka qaada guyooyinka dareenwade qaabilayaasha, geysana miiq-yada muruqyada sisiban ee wadnaha, dheefmareenka iyo organnada kale ee gudaha.