Qaamuusle LogoQaamuusle

habrawadaag

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

habrawadaag1
Magac dheddig
Dad hooyooyinkood walaalo yihiin.
habrawadaag2
Magac lab urur
Dad hooyooyinkood walaalo.