habso
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
habso1
Magac dheddigCaaryidda ama buuxsamidda badda marmarka qaarkoodka dhaca.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
habso2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad1
Si aan habsamayn u fariisasho.
2
Ku h.: abaar, cudur iwm si cid u saamayn.
Tusaale
“Abaar baa dalka ku habsatay”
Is-rogga falkan
-saday, -satay