Qaamuusle LogoQaamuusle

hagabso

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Aragti yari awgeed tartiib u socosho.
2
Wax aan la garanayn ka hadlid. ld hakabso.
Is-rogga falkan

-saday, -satay