hagoog
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hagoog1
Magac dheddig1
Maro qaarka sare ee dadka oo aan indhuhu ku jirin lagu daboolo.
2
Sida marada hagoogta ah loo xirto.
3
Gambada haweenku madaxa saartaan.
4
Koofiyadda inteeda wejiga hareysa.
Wadarta Magacan
-go, m.l
hagoog2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax dedid.
2
Meel har u yeelid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay