Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
hagoogo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Maro qaarka sare oo aan indhuhu ku jirin ku daboolasho.
2
Haweenay ganbo madaxa saarasho.
Is-rogga falkan
-gtay, -gatay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: hag
Erey dareen
2: hagaag
Magac lab
3: hagaagid
Magac faleed dheddig
4: hagaagsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: hagaagsanaan
Magac faleed dheddig
6: hagaagsanaansho
Magac lab ama dheddig
7: hagaagsasho
Magac faleed dheddig
8: hagaagso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad