handaraab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
handaraab1
Magac labBir albaabada lagu qataaro qufulkana lagu xiro.
Wadarta Magacan
-byo, m.dh
handaraab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadAlbaab handaraab gelin.
Is-rogga falkan
-aabay, -aabtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-byo, m.dh
-aabay, -aabtay