Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
handuul
Magac lab
1
Sariir yar oo ilmaha lagu lulo.
2
Naxash.
3
Sariir doomaha derbiyadooda ku dheggan oo ay seexdaan rakaabka qaarkood.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: han
Magac lab
2: hanaayo
Magac dheddig
3: hanacun
Magac lab
4: hanad
Magac lab
5: hanano
Magac dheddig
6: hanaq
Magac lab
7: hanaqaad
Magac lab
8: hanaqaadid
Magac faleed dheddig