Qaamuusle LogoQaamuusle

hangaggurree

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Canaan kulul cid u jeedin.
2
Qof si sir ah u waxyeellayn.
Is-rogga falkan

-reeyay,-reysay