hanna (Magac dheddig) — Macnaha iyo Qeexitaanka | Qaamuusle
Macnaha Ereyga
hanna
ee Qaamuuska Af-Soomaaliga
44 jeer ayaa la eegay
Magac dheddig
Dembi ah wax ka baxsan ballannada herinta ama xeerka qofkii ku xad gudba ayaa la yiraahdaa (hannaa gashay) waxaana ugu culus, u galmoodka naageed inta ugaarsiga lagu jiro ama loo tabaabushaysanaayo, siiba waqtiyada oroobka.