Qaamuusle LogoQaamuusle

hanqaltaag

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hanqaltaag1
Magac lab
1
Si wax fog loo arko hanqalka oo kor loo taago.
2
Wax aan helitaankoodu sahlanayn oo la higsado.
hanqaltaag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
U h.: Wax aan helitaankoodu sahlanayn higsasho.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay