honono'
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
honono'1
Magac labKa soo hormaridda neef ooman ama dhalay uu ka soo hormaro xooluhuu la socday.
honono'2
Magac dheddigMarka geelu xilligii uu dhali lahaa muddo yar ka hor dhalo; horaadis.
honono'3
Fal magudbe, isrogrogga 3aadNeef dhalay ama ooman xooluhuu la socday ka soo hormarid.
Is-rogga falkan
-o'ay, -o'day