Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
hudaanhuto
Magac dheddig
1
Godad dudumooyinku leeyihiin oo hoos isaga dal-daloola. 2 Nabar dhaawac ah oo aan hoos kabiskoon.
2
Turaanturro.
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: hud
Magac dheddig
2: hud-hud
Magac lab
3: hudaanhutee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: hudaanhuteyn
Magac faleed dheddig
5: hudaanhuteys
Magac lab
6: hudasho
Magac faleed dheddig
7: huddamid
Magac faleed dheddig
8: huddan
Magac lab