humbul
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
humbul1
Magac lab1
(u) Geed isku cufan oo hoos wanaagsan iyo miro macaan iwm.
2
H. ah: wax isku cufan.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
humbul2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax, wax ku hilid.
Is-rogga falkan
-ulay, -ushay