hurgun
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hurgun1
Magac labCaalirka iyo fasaska ku dhaca meel hore u jirranayd. ld hurgumo¹.
hurgun2
Magac labDaawoDhiig ku uruursamid xubin dhexdeed. Waxaana keena cadaadiska ku soo noqda xididdada dhiigga cabburidda sambabada iyo beerka waxay dhacdaa markii uu wadnuhu hawl gabo.
hurgun3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMeel hore u bugtay hoos ka caalirid.
Is-rogga falkan
-umay, -untay; -umi