huur
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
huur1
Magac labKulayl hawo la'aani keentay.
huur2
Magac labFiisikisXaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.
huur3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNafley kulayl dareemid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay