hąyl
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hąyl1
Magac dheddig1
Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo.
2
Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan².
Wadarta Magacan
-lo, m.l
hąyl2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Neef summad hayl ah u yeelid.
2
Wax si dherer ah u dillaacin. ld haylaamee, haylyaamee.
Is-rogga falkan
-ylay, -yshay