Qaamuusle LogoQaamuusle

naar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

naar1
Magac dheddig
1
Meesha la geeyo jinniga iyo insiga xagga Eebbe danbiilayaasha ka ah marka ay aakhiro tagaan; cadaab.
2
N. ah: wax aad u kulul.
Wadarta Magacan

-ro, ml.

naar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Cid naar gelin (Eebbe).
2
Wax aad u gubid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay