ib
Magac dheddig
1
Dalool yar oo naasaha caaraddooda ku yaal oo aycaanuhu ka soo baxaan.
2
Dalool ku yaal xubinta taranka laboodka oo ay kaadidu ka soo baxdo.
3
Dhuun yar oo xanjo ka samaysan oo dhurduhu u maro surta.
Wadarta Magacan
-bo, m.l
-bo, m.l