Qaamuusle LogoQaamuusle

fogaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

fogaan1
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
sidoo kale, la mid ah magac faleedka/-yada kale:
fogaansho.
fogaan2
Magac dheddigXisaab
Summad d. Dhererka xarriijin u dhexeysa laba barood, xarriiqood sallax iwm. Tusaale ahaan, f.ta u dhexeysa laba xarriiqood oo barbarro ah waa dhererka xarriijin qotanta ee isku xirta labadooda; halbegga caalamiga ah ee f.ta waa mitir (m.).