Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
fogow
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
Meel durugsan tegid.
Is-rogga falkan
-gaaday, -gaatay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: fog
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
2: fogaad
Magac lab
3: fogaan
Magac faleed dheddig
4: fogaan-xagleedka-u-dhexaysa-laba-barood
Magac dheddig
5: fogaansho
Magac lab ama dheddig
6: fogee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: fogeyn
Magac faleed dheddig