Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
cabo
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
cabo
1
Magac dheddig
Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la karhado.
cabo
2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
Erayo calaacal ah dhihid.
Is-rogga falkan
-btay, -batay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: cab
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
2: cabaad
Magac lab
3: cabaad-dheere
Magac lab
4: cabaadi
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
5: cabaadid
Magac faleed dheddig
6: cabaadin
Magac faleed dheddig
7: cabasho
Magac faleed dheddig
8: cabayo
Magac dheddig