Qaamuusle LogoQaamuusle

majin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

majin1
Magac lab
Xanuun cunaha ku dhaca oo qof liqitaanka ku dhiba cunahana barariya mararka qaarkood. ld majinow, majimow.
majin2
Magac dheddig
1
Xubin ka mid ah addimada xoolaha oo u dhexeysa jilibka iyo qoobka.
2
Xirmooyin yaryar oo loo qeybshay marduuf qaad ah middood.
3
Xiddig naafaha ka mid ah oo u dhexeysa afqaysta iyo koxdinta. ld mijin.
Wadarta Magacan

-jamo/-jo/-anjo, m.l