Qaamuusle LogoQaamuusle

bųuro

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

bųuro1
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
Nafley cayilid; weynaansho.
Is-rogga falkan

-rtay, -ratay

buro2
Magac dheddig
1
Hilib aan caadi ahayn, kuusan oo jirka naflayda meel ka mid ah ka soo baxa.
2
Sed dheeraad ah oo cid la siiyo.
Wadarta Magacan

-ooyin, m.l

buro3
Magac dheddigDaawo
Bararid: astaamaha caanka ah ee halaamacoodka midkood; saddexda kale waxa weeye: kul, casaan, iyo xanuun. Meesha halaamacoodsan waxa bararka u keena ayadoo xididdada yaryarka ah ee dhiigga ka yimaado dhacaan la socdaan boroteyin oo ku urura unugyada dhexdooda.