Qaamuusle LogoQaamuusle

marnow

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Weel aan wax ku jirin noqosho.
2
Naas geel wax maraq lagu maray noqosho.
3
Qof jinni madaxa ka maray noqosho.
4
Gacan m.: qof cayr noqosho.
Is-rogga falkan

-naaday, -naatay