Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
fog
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax durugsan ahaansho.
2
Ka f.: wax, wax kale ka durugsan ahaansho.
Is-rogga falkan
-gaa, -gayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: fogaad
Magac lab
2: fogaan
Magac faleed dheddig
3: fogaan-xagleedka-u-dhexaysa-laba-barood
Magac dheddig
4: fogaansho
Magac lab ama dheddig
5: fogee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: fogeyn
Magac faleed dheddig
7: fogow
Fal magudbe, isrogrogga 3aad