ictikaaf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ictikaaf1
Magac labFadhi masaajidka gudahiisa muddo la fariisto oo cibaado loo niyoodo.
ictikaaf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCibaado awgeed masaajid ku raagid
Is-rogga falkan
-fay, -ftay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fay, -ftay