ilhaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ilhaan1
Magac dheddigDiintaWax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga yimid.
ilhaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga imaansho.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay