Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
jariidad
Magac dheddig
Wargeys toddobaadle ama ka badan oo lagu soo bandhigo maqaallo waxyaalo kala duwan ka hadlaya iyo xayeysiis. ld jariido.
Wadarta Magacan
-raa'id, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: jar
Magac dheddig
2: jar-iskatuur
Magac lab khabar
3: jar-iskatuurnimo
Magac dheddig
4: jar-iskaxoor
Magac lab khabar
5: jar-iskaxoornimo
Magac dheddig
6: jaraa'id
Magac lab wadar
7: jarabbar
Magac lab
8: jarabbaran
Fal magudbe, isrogrogga 4aad