jar
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jar1
Magac lab1
Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado.
2
Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga.
3
(-rar, m.l) Qarka gawgiisa.
jar2
Magac dheddigCiyaar fadhiga lagu dheelo sida shaxda iwm. ld jare (3).
jar3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax goyn.
2
Ciyaar turub haad la degey midkii lagu booleeyey ku qabasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay