Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
iskudhufasho
Magac dheddig
Xisaab
Summad x. Xisaabfalka labaale ee lagu helo taranka laba ama dhowr xaddi. Dhinac kale marka laga eego iskudhufashadu waa isugeyn soo noqnoqata. Tusaale ahaan, 3 x 4 = 3 + 3 + 3 + 3 = 12.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: iska-celin-dembiile
Magac dheddig
2: iskaambe
Magac lab
3: iskaashato
Magac dheddig
4: iskadhal
Magac lab khabar
5: iskafaale
Magac lab
6: iskahorimaad
Magac lab
7: iskayeelyeel
Magac lab
8: iskayeelyeelid
Magac dheddig