Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ilkaddawaco
Magac dheddig
Daawo
Cudur ilkeed, caruurta yaryar ku dhaca marka ilkaha u soo baxayaan; ilkow. ld ilkow.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ilka-adag
Magac dheddig
2: ilkacaddayn
Magac faleed dheddig
3: ilkacaddee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
4: ilkaysad
Magac lab
5: ilkaysasho
Magac faleed dheddig
6: ilkaysi
Magac lab
7: ilkayso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
8: ilkow
Magac lab