Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ilqooreed
Magac lab ama dheddig
Cilmiga-naflayd
Isha dhinaceeda dambe oo dhegta xiga. ld ilqoor, ilqooraad.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ilqabad
Magac lab
2: ilqabato
Magac dheddig
3: ilqayto
Magac dheddig
4: ilqod
Magac lab
5: ilqoor
Magac lab ama dheddig
6: ilqooraad
Magac lab
7: ilqooraadasho
Magac faleed dheddig
8: ilqooraadso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad