Qaamuusle LogoQaamuusle

ilqabato

Magac dheddig
1
la midka ah (ld):
ilqabad
Qurux indhuhu aad u soo jiita
2
I. ah: wax indhaha lagu arki karo, iyadoon wax qalab ah la adeegsan.