indhasaab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
indhasaab1
Magac lab1
Wax indhaha lagu xiro si aysan wax u arag.
2
Sixir.
Wadarta Magacan
-byo, m.dh
indhasaab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Indhaha wax ku xirid si aan wax loo arag.
2
Dareenka aragtida cid ka sixrid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay